Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay korodhay tirada dadka laga hekay cudurka Covid19 kadib markii 62 kiis oo cusub la diiwaangeliyey. Kiisaska cusub ayaa ka dhigaya tirada guud ee xaaladaha COVID-19 iney haatan tahay 390 kiis, sida ay ku warameyso wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.
sidoo kale waxaa korodhay tirada dadka u geeriyooday Coronavirus gudaha Soomaaliya ka dib markii la xaqiijiyey laba qof oo cusub cudurkan u dhintay tirada guud ee ugeeryootey waa 18 qof.
isha warka . VOA
Category