RH. Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Radio Hormuud waxa ay iyaga oo ka tiiraanyeysan halkan tacsi uga dirayayaan
Wariye. Maxamed Jiciir Aw Axmed oo uu aabihii
Jiciir Aw Axmed maanta ku geeryoodey magaalada Hargeysa.
Ilnaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Ilaahay marxuumka naxariistiisii ha ugu deeqo dambigiisana ha dhaafo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo Iimaan Alle haka siiyo aamiin.
Category