Muqdisho (RH)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cayriyay xeer ilaaliyihii guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, waxaana xilkaas loo magacaabaay Suleyman Maxamed Maxamuud.
Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta dowladda u matalaya muranka badda ee u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
warar dheeraad ah kala soco Radio Hormuud
Category