Muqdisho (RH)-Magaalada Muqdisho, waxaa maanta oo Khamiis ah lagu soo gabagabeeyay kulan u socday 12 musharrax ee u taagan doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee horaanta sannadka 2021-ka.
Kulanka oo socday ku dhawaad todobaad, ayaa waxa laga soo saaray war-mrtiyeed ka kooban llaa 18 qodob.
Halkan Hoose ka akhriso War-murtiyeedka:
Radio Hormuud
Studio 3
Mogadishu Somalia
Category