Gudoomiyihii maxkamadda Sool oo qarax lagu dilay

Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood.

Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame

Mas’uuliyiinta gobolka Sool wali faahfaahin kama aysan bixin qaraxaas iyo in cidda kale ee wax ku noqotay.Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood.

Dhimashada guddoomiyaha ayaa waxaa VOA u xaqiijiy gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame

Mas’uuliyiinta gobolka Sool wali faahfaahin kama aysan bixin qaraxaas iyo in cidda kale ee wax ku noqotay.

ISHA: VOA

Category