Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo wadahadal u jooga Kenya

Magaaladda Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa wadahadallo uga furmeen wafdi ka socda dowlada federaalka Soomaaliya iyo dowladda Kenya

Wasiirka Arrimaha ddibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, Marwo Raychelle Omamo.

Labada Wasiir waxa ay kulankooda kaga wadahadleen sidii loo yarayn lahaa wixii khilaaf ah ee jira, loona sii xoojin lahaa xiriirka labada dal.

wefti ka socda dowlada Somaliya

Kulankan ayaa daba socda wadahadal ay Madaxweynenayaasha Kenya iyo Somaliya ay khadka telefoonka ku yeesheen 5-tii bishan Maarso 2020-ka.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

 

Category