RH: Xogaha ugu dambeeyey ee xaalada xanuunka COVID-19 ee wadanka Denmark waa sidan
- 1.Waxa uu ilaa hada xanuunku soo gaadhey oo la xaqiijiyey 960 qof.
- 2.Waxaa cisbitaal la dhigey 82 qof.
- 3.waxaa aad u liita oo lala tacaalayaaa 18 qof.
- 4.Waxaa xanuunka u geeryoodey 4 qof oo waayeel ah.
- 5.Waxaa ilaa hada baadhitaan lagu sameeyey 6682 qof.
Astaamahan hadii aad isku aragto raadso dhakhtar oo is baadh.
- 1.Qufac qalalan
- 2.Xumad
- 3.Qaadashada hawada oo ku dhibta
- 4.Yalaalugo iyo shuban.
- 5.Muruqyada oo ku xanuuna.
Xogta warkan waxaanu ka soo xiganey wasaarada caafimaadka ee Denmark
Waxaa diyaariyey: Mohamed-amiin Siyad Abdi
Category