Wax badan ka ogow xaaladda dhaqaale iyo midda nolasha Bulgaria

Sofiya (RH)-Halkan ka dhageyso warbixin ku saabasan dalka Bulgaria gaar ahaan dhanka dhaqaalaha iyo nolol maalmeedka, waxaa diyaariyey Mohamed-Amin Siyad Abdi.