Jabuuti ayaa xaqiijisay in ka badan 500 qof oo uu ku dhacay Coronavirus

Dowladda Jabuuti waxay maanta xaqiijisay 156 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaas.

Waxay guud ahaan tirada la xaqiijiyay kiisaska cudurka Covid-19 ee gudaha Jabuuti gaarayaan 517.

Dowlada waxay kordhisay muddada uu soconayo banddowga lagu soo rogay dalkaas si looga hortaggo faafitaanka cudurka.

 

isha warkan. BBC

Category