Waxaa soo baxay war cusub oo ku saabsan dilkii naxdinta lahaa ee gabadha 21-jirka ahayd ee Soomaaliyeed, kaas oo dhacay bishii Abriil ee sannadkii hore magaalada Herning.
Warar Cusub
Posted on: Jun 08, 2026
Dawladda Denmark ayaa soo jeedisay in carruurta iyo dhallinyarada looga dhigo bilaash isticmaalka basaska iyo tareennada.
Posted on: Jun 08, 2026
Sanadkan, tartanka Kolding Half waxa uu gaaray tiro record ah oo dhanka ka qaybgalayaasha ah, iyadoo la filayay in qiyaastii 5,000 oo qof ay qayb ka noqdaan.
Posted on: Jun 03, 2026
Gudoomiyaha garabka bidix ee Enhedslisten Mr. Pelle Dragsted ayaa warbaahinta la wadaagay guulaha waaweyn ee ay ka gaareen wada-hadalladii dhismaha dowladda oo qaatay muddo 10 usbuuc ah.