RH: Haweeney hore u aheyd rinjiile laguna magacaabo Helle Jørgensen, iyo ninkii lahaa shariikada rinjileyda oo magiciisana la yidhaa Dennis Eskildsen, ayaa la wareystay waxaaney sheegeen sidan , Denis ayaa sheegay inuu fahmayo go'aankeeda ah inay ka tagto shaqada oo ay hawlgab noqoto markii lasiiyey fursadda isaga oo cadho laga dareemayo: - wuxuu intaas raaciyey nidaamka hawlgabku wuu jiraa, markaa maxay u isticmaali weyday haddii ay fursad u haysato ee ay u dooratay in ay shaqada katagto?
Warar
March
27
/2023
March
27
/2023
March
21
/2023
March
20
/2023
March
19
/2023
Pagination
- Page 1
- Next page