RH: Duqa degamada kolding Jørn Pedersen oo maanta la soo xidhiidhay Radio Hormuud ayaa naga codsadey in aanu dhegaystayaasha reer kolding gaadhsiino fariintan
Waa in aynu ka adkaano Corona ha xidhay degmadeena, Markaas ayeynu furikarnaa Iskuuladeena iyo Xanaanooyinka , waxa uu ku adkeeyay dadweynaha kunool Kolding in ay dhamaantood isbaadhaan , xitaa hadii ay todobaadkii hore isbaadheen ,
wareysi aanu arintan kala yeelaneyna waxaanu idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyada beri halkan ka bixidoona.
Halkan hoose ka eeg goobaha lacagla'aanta ah ee dadweynaha loo diyaariyey si ay isu baadhaan iyaga oo aan balan sameysan.
https://kolding.dk/corona-tiltag-og-konsekvenser/