Ogeysiis: Lektiecafeen

RH: Waxaa la ogaysiinayaa waalidiinta ay caruurtoodu aado goobta casharka lagaga caawiyo ee Skovparken/ Skovvejen ee magaalada Kolding  , in ay caruurta marka ay imanayaan goobta ay soo qaataan Boorsada / qalmaanta iyo buugii ama casharkii laga caawin lahaa, hada waxaa goobta ku qoran 4 macallin oo tabaruc ku caawiya, waanay isbadlaan oo maallinba qeyb ayaa joogta goobta .

 

mahadsanidiin

Anni

Category