War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Jabuuti ee Soomaaliya iyo Somaliland

RH: Kulankii Jabuuti uga socday madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda laga soo saaray war-murtiyeed.

Warmurtiyeedka waxaa labada dhinac u kala saxiixay labada wasiir ee arrimaha gudaha ee labada dhinac.

Halkaan ka aqriso warka ka soo baxay kulankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Muuse Biixi.

vfgrr

 

vdfet

 

Category